Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 3:20 - Kitaabka Quduuska Ah

20 Bal eeg, albaabkaan taaganahay oo garaacayaa; haddaba haddii nin codkayga maqlo oo albaabka iga furo, waan u soo gelayaa, oo waan la cashayn, isna wuu ila cashayn.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 Bal eeg, albaabkaan taaganahay oo garaacayaa; haddaba haddii nin codkayga maqlo oo albaabka iga furo, waan u soo gelayaa, oo waan la cashayn, isna wuu ila cashayn.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 Bal fiiri albaabkaaga ayaan taaganahay oo garaacayaa. Haddii uu qof maqlo codkeyga oo uu albaabka iga furo, waan soo galayaa oo waan la cunteynayaa, iyaga oo ila jooga.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 3:20
8 Iomraidhean Croise  

Idinkuna sidaas oo kale goortaad waxan oo dhan aragtaan, garta inuu dhow yahay oo albaabbada ag joogo.


Laakiin miyaanu ku odhan doonin, Diyaari waxaan ku casheeyo, oo gunto, oo ii adeeg intaan wax cunayo oo cabbayo, kolkaa dabadeed ayaad wax cuni oo cabbi?


Illinjoogaha ayaa isaga illinka ka fura, iduhuna codkiisay maqlaan, idihiisana magacyadooda ayuu ugu yeedhaa, oo dibadduu u kaxeeyaa.


Ha iska cabanina, walaalayaalow, yaan laydin xukumine. Bal ogaada, xaakinku albaabbada hortooduu taagan yahaye.


Oo wuxuu igu yidhi, Waxaad qortaa, Waxaa barakaysan kuwa loogu yeedhay arooska Wanka cashadiisa. Oo wuxuu kaloo igu yidhi, Kuwanu waa erayadii Ilaah oo run ah.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan