Muujintii 22:3 - Kitaabka Quduuska Ah3 Oo mar dambena naclad ma jiri doonto, oo waxaa halkaas ku jiri doona Ilaah iyo Wanka carshigooda; oo addoommadiisuna way u adeegi doonaan, Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH3 Oo mar dambena naclad ma jiri doonto, oo waxaa halkaas ku jiri doona Ilaah iyo Wanka carshigooda; oo addoommadiisuna way u adeegi doonaan, Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub3 Wax habaaranna ma jiri doono. Waayo carshiga Illaahey iyo kan Wankaba magaaladaas ayey joogaan, adeegayaashiisa ayaa u adeegi doona. Faic an caibideil |