Muujintii 22:2 - Kitaabka Quduuska Ah2 iyo jidkii magaalada dhexdiisa. Webiga dhankiisan iyo dhankiisaasba waxaa ku yiil geedkii nolosha oo dhalaya laba iyo toban cayn oo midho ah, oo midhihiisana dhalaya bil kasta; oo geedka caleemihiisuna waxay quruumaha u ahaayeen bogsiin. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH2 iyo jidkii magaalada dhexdiisa. Webiga dhankiisan iyo dhankiisaasba waxaa ku yiil geedkii nolosha oo dhalaya laba iyo toban cayn oo midho ah, oo midhihiisana dhalaya bil kasta; oo geedka caleemihiisuna waxay quruumaha u ahaayeen bogsiin. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub2 Wuxuuna qulqulayay jidka weyn ee magaalada. Dhinac walboo webiga waxaa ka baxayay geedka nolosha, isaga oo dhalaya toban iyo laba mirro, oo bil walbana mirro ayey bixiyaan. Caleemihiisana waxaa loo isticmaalaa in quruumaha lagu bogsiiyo. Faic an caibideil |