Muujintii 21:21 - Kitaabka Quduuska Ah21 Oo laba iyo tobankii irdoodna waxay ahaayeen laba iyo toban luul, oo kii kastoo irdihii ka mid ahaaba wuxuu ahaa luul, oo magaaladii jidkeediina wuxuu ahaa dahab saafi ah oo u eg muraayad wax laga dhex arko. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH21 Oo laba iyo tobankii irdoodna waxay ahaayeen laba iyo toban luul, oo kii kastoo irdihii ka mid ahaaba wuxuu ahaa luul, oo magaaladii jidkeediina wuxuu ahaa dahab saafi ah oo u eg muraayad wax laga dhex arko. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub21 Laba iyo tobanka albaabood waxey ka sameysanyihiin luul, albaab walbana wuxuu ka sameysanyahay hal luul. Jidka weyn ee magaaladana wuxuu ahaa dahab, saafi u ah sida muraayad la iska dhex arkayo. Faic an caibideil |