Muujintii 21:16 - Kitaabka Quduuska Ah16 Oo magaaladuna waxay u dhisnayd afar gees, oo dhererkeeduna wuxuu le'ekaa ballaadhkeeda; oo markaasay waxay magaaladii ku qiyaastay cawsduurkii, oo waxay noqotay laba iyo toban kun oo istaadiyon; oo dhererkeeda iyo ballaadhkeeda iyo sarajooggeeduba waa isla ekaayeen. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH16 Oo magaaladuna waxay u dhisnayd afar gees, oo dhererkeeduna wuxuu le'ekaa ballaadhkeeda; oo markaasay waxay magaaladii ku qiyaastay cawsduurkii, oo waxay noqotay laba iyo toban kun oo istaadiyon; oo dhererkeeda iyo ballaadhkeeda iyo sarajooggeeduba waa isla ekaayeen. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub16 Magaaladu waxey u dhisneyd si afar gees ah, dhirirka iyo balaca. Wuxuu ku cabbiray ul dhirirkeeda, balaceeda iyo sarajoogeeduba waxey noqdeen 2,200 oo kiilo mitir. Faic an caibideil |