Muujintii 20:6 - Kitaabka Quduuska Ah6 Waxaa barakaysan oo quduus ah kii ka qayb gala sarakicidda kowaad; kuwaas dhimashada labaadi amar kuma laha, laakiinse waxay wadaaddo u ahaan doonaan Ilaah iyo Masiixa, oo waxay isaga wax la xukumi doonaan kun sannadood. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH6 Waxaa barakaysan oo quduus ah kii ka qayb gala sarakicidda kowaad; kuwaas dhimashada labaadi amar kuma laha, laakiinse waxay wadaaddo u ahaan doonaan Ilaah iyo Masiixa, oo waxay isaga wax la xukumi doonaan kun sannadood. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub6 Waxaa barakeysan oo quduus ah kuwa Ciise la wadaagay sarakicidda koowaad. Waayo dhimashada labaad iyaga kama awood badineyso, laakiin waxey noqon doonaan wadaaddada Illaahey iyo kuwa Masiixa, weyna la xukumi doonaan kunka sanadood. Faic an caibideil |
Laakiinse kuwa fulayaasha ah, iyo kuwa aan rumaysan, iyo kuwa karaahiyada ah, iyo gacankudhiiglayaasha, iyo kuwa sinaysta, iyo saaxiriinta, iyo kuwa sanamyada caabuda, iyo beenlowyada oo dhan waxaa qaybtoodu ku jiri doontaa badda ay dabka iyo baaruuddu ka ololayaan, oo taasuna waa dhimashada labaad.