Muujintii 2:5 - Kitaabka Quduuska Ah5 Haddaba xusuuso meeshii aad ka dhacday, oo toobadkeen, oo shuqulladaadii hore samee; haddii kalese anigu waan kuu iman doonaa oo laambaddaada waan ka qaadi doonaa meesheeda haddii aadan toobadkeenin. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH5 Haddaba xusuuso meeshii aad ka dhacday, oo toobad keen, oo shuqulladaadii hore samee; haddii kalese anigu waan kuu iman doonaa oo laambaddaada waan ka qaadi doonaa meesheeda haddii aadan toobad keenin. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub5 Bal xasuusta sidaad wax u jeclaan jirteen. Toobadkeena oo sameeya wixii aad horey u sameyn jirteen. Haddii aad toobadkeeni weysaan, waan idiin imaanayaa oo laambadiina ayaan halkii ey taalay ka qaadi doonaa. Faic an caibideil |
Waxaan gartay in dadka Israa'iil ay la mid ahaayeen canab cidlada ku dhex yaal, oo waxaan arkay in awowayaashiin ahaayeen sidii berdaha xilliga hore bislaada, laakiinse iyagu waxay yimaadeen Bacal Fecoor, oo waxay gooni isugu sooceen waxaas ceebta miidhan ah, oo waxay u karaahiyoobeen sidii wixii ay jeclaayeen oo kale.