Muujintii 2:20 - Kitaabka Quduuska Ah20 Laakiinse wax baan kuu haystaa, waayo, waxaad oggoshahay naagta Yesebeel la yidhaahdo oo nebiyad isku sheegta; oo waxay addoommadayda bartaa oo ku sasabtaa inay sinaystaan oo ay cunaan waxyaalo sanamyo loo bixiyey. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH20 Laakiinse wax baan kuu haystaa, waayo, waxaad oggoshahay naagta Yesebeel la yidhaahdo oo nebiyad isku sheegta; oo waxay addoommadayda bartaa oo ku sasabtaa inay sinaystaan oo ay cunaan waxyaalo sanamyo loo bixiyey. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub20 Si kastaba ha ahaatee wax ayaan idin ku haystaa. Waxaad u dulqaadateen naagtaas Yesebeel, taas oo iskugu yeerta nebiyad. Wax barideeda ayey adeegayaasheyda ku lumisay iney sineystaan oo eyna cunaan cuntada loo bixiyay sanamyada. Faic an caibideil |