Muujintii 2:18 - Kitaabka Quduuska Ah18 Kiniisadda Tu'ateyra ku taalna malaa'igteeda waxaad u qortaa; Wiilka Ilaah oo indhihiisu u eg yihiin dab ololkiis, cagihiisuna u eg yihiin naxaas dhalaalaysaa wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan; Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH18 Kiniisadda Tu'ateyra ku taalna malaa'igteeda waxaad u qortaa; Wiilka Ilaah oo indhihiisu u eg yihiin dab ololkiis, cagihiisuna u eg yihiin naxaas dhalaalaysaa wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan; Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub18 “Fariin u qor malaga kaniisadda Tu’ateyra. Kuwani waa ereyada Wiilka Illaahey, kaasoo indhihiisu u holcayaan sida dabka oo cagihiisuna u dhalaalayaan sida maarta. Faic an caibideil |