Muujintii 19:4 - Kitaabka Quduuska Ah4 Markaasaa afar iyo labaatankii oday iyo afartii xayawaan ayaa sujuuday, oo waxay caabudeen Ilaaha carshiga ku fadhiya iyagoo leh, Aamiin, Halleeluuya. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH4 Markaasaa afar iyo labaatankii oday iyo afartii xayawaan ayaa sujuuday, oo waxay caabudeen Ilaaha carshiga ku fadhiya iyagoo leh, Aamiin, Halleeluuya. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub4 Labaatan iyo afartii oday iyo afartii xayawaan wey sujuudeen oo Illaahey caabudeen, kaasoo carshiga ku fadhiyay. Waxeyna yiraahdeen, “Aamiin, Halleeluuya!” Faic an caibideil |
Markaasaan maradii dhabtayda hurgufay oo waxaan idhi, Ilaahay sidaas ha uga hurgufo gurigiisa iyo hawshiisa nin alla ninkii aan oofin ballankan; sidaas oo kale isaga ha loo hurgufo oo ha loo madhiyo. Markaasaa ururkii oo dhammu waxay yidhaahdeen, Aamiin, Rabbigana way ammaaneen. Oo dadkiina way sameeyeen sidii ballankaasu ahaa.