Muujintii 19:18 - Kitaabka Quduuska Ah18 aad idinku cunteene hilibka boqorrada, iyo hilibka kabtannada, iyo hilibka ragga xoogga badan, iyo hilibka fardaha iyo kuwa fuushan, iyo hilibka dadka oo dhan, xor iyo addoon, iyo yar iyo weynba. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH18 aad idinku cunteene hilibka boqorrada, iyo hilibka kabtannada, iyo hilibka ragga xoogga badan, iyo hilibka fardaha iyo kuwa fuushan, iyo hilibka dadka oo dhan, xor iyo addoon, iyo yar iyo weynba. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub18 si aad u cuntaan hilibka boqorrada, kuwa madaxda ah, kuwa magaca leh, fardaha iyo kuwa wada, hilibka dadkoo dhan, kuwa xor ah iyo kuwa adoon ah, masaakiinta iyo taajiriintaba.” Faic an caibideil |
Wiilka Aadamow, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Waxaad la hadashaa haadka cayn kasta ah iyo dugaagga duurka oo dhan, oo waxaad ku tidhaahdaa, Isa soo urursada, oo kaalaya, oo waxaad dhinac kasta uga soo ururtaan allabarigayga aan idiin qalay, kaasoo ah allabari weyn oo aan buuraha reer binu Israa'iil dul dhigay inaad hilib cuntaan oo aad dhiig cabtaan aawadeed.