Muujintii 18:8 - Kitaabka Quduuska Ah8 Sidaas daraaddeed maalin keliya waxaa iyada u iman doona belaayooyinkeeda, kuwaas oo ah dhimasho iyo murug iyo abaar; oo iyada kulligeed waxaa lagu gubi doonaa dab, waayo, Rabbiga Ilaaha ah oo iyada xukumay waa xoog badan yahay. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH8 Sidaas daraaddeed maalin keliya waxaa iyada u iman doona belaayooyinkeeda, kuwaas oo ah dhimasho iyo murug iyo abaar; oo iyada kulligeed waxaa lagu gubi doonaa dab, waayo, Rabbiga Ilaaha ah oo iyada xukumay waa xoog badan yahay. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub8 Sidaa darteed maalin ayey balaayadan oo ah, dhimasho, murugo iyo abaar daran iyada ku dhici doonaan. Dab ayaana iyada wada gubi doona, waayo waxaa weyn Illaaha Rabbiga ah kaasoo iyada xukumi doona.” Faic an caibideil |