Muujintii 18:23 - Kitaabka Quduuska Ah23 oo laambad iftiinkeedna mar dambe dhexdaada innaba kama ifi doono, oo codkii arooska iyo aroosaddana dhexdaada innaba mar dambe lagama maqli doono, waayo, baayacmushtariyadaadu waxay ahaayeen amiirradii dhulka, maxaa yeelay, saaxirnimadaadii ayaa quruumaha oo dhan lagu khiyaaneeyey. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH23 oo laambad iftiinkeedna mar dambe dhexdaada innaba kama ifi doono, oo codkii arooska iyo aroosaddana dhexdaada innaba mar dambe lagama maqli doono, waayo, baayacmushtariyadaadu waxay ahaayeen amiirradii dhulka, maxaa yeelay, saaxirnimadaadii ayaa quruumaha oo dhan lagu khiyaaneeyey. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub23 Iftiinka feynuusta, weligeed ma kaa dhex iftiimi doono. Codka ninka caruuska iyo naagta aroosada weligood ma lagaa dhex maqli doono. Kuwa wax kugu iibiya waxey ahaayeen kuwo aduunka magac ku leh. Khiyaanadaada darteed quruumaha oo dhan ayaad lumisay. Faic an caibideil |
Laakiinse kuwa fulayaasha ah, iyo kuwa aan rumaysan, iyo kuwa karaahiyada ah, iyo gacankudhiiglayaasha, iyo kuwa sinaysta, iyo saaxiriinta, iyo kuwa sanamyada caabuda, iyo beenlowyada oo dhan waxaa qaybtoodu ku jiri doontaa badda ay dabka iyo baaruuddu ka ololayaan, oo taasuna waa dhimashada labaad.