Muujintii 18:22 - Kitaabka Quduuska Ah22 Oo mar dambe dhexdaada lagama maqli doono codka kataaralayda, iyo muusikalayda, iyo kuwa biibiilaha ka dhawaajiya, iyo kuwa turumbada ka dhawaajiya; oo dhexdaada innaba lagama heli doono sancalow sanco kasta ha qabtee; oo sanqadha dhagaxshiidkana dhexdaada innaba lagama maqli doono mar dambe; Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH22 Oo mar dambe dhexdaada lagama maqli doono codka kataaralayda, iyo muusikalayda, iyo kuwa biibiilaha ka dhawaajiya, iyo kuwa turumbada ka dhawaajiya; oo dhexdaada innaba lagama heli doono sancalow sanco kasta ha qabtee; oo sanqadha dhagaxshiidkana dhexdaada innaba lagama maqli doono mar dambe; Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub22 Dhawaaqa kataaralayda iyo kuwa heesa, iyo kuwa biibiilaha ka dhawaajiya, kuwa buunka yeerinayayna ma lagaa dhex maqli doono. Shaqaalaha nooc kastaba ma lagaa dhex heli doono. Dhawaaqa dhagaxshiidkii ma lagaa dhex maqli doono. Faic an caibideil |
codka farxadda, iyo codka rayraynta, iyo codka arooska, iyo codka aroosadda, iyo codka kuwa leh, Rabbiga ciidammada u mahadnaqa, waayo, Rabbigu waa wanaagsan yahay, oo naxariistiisuna weligeedba way waartaa, iyo kuwa guriga Rabbiga allabaryo mahadnaqid ah keena. Waayo, maxaabiista dalka waan soo celin doonaa sidii markii hore oo kale, ayaa Rabbigu leeyahay.