Muujintii 18:16 - Kitaabka Quduuska Ah16 oo waxay odhan doonaan, Waxaa hoogtay oo hoogtay magaalada weyn, tii qabi jirtay dhar wanaagsan, iyo dhar guduudan, iyo dhar cas, oo ku sharraxnaan jirtay dahab, iyo dhagaxyo qaali ah, iyo luul. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH16 oo waxay odhan doonaan, Waxaa hoogtay oo hoogtay magaalada weyn, tii qabi jirtay dhar wanaagsan, iyo dhar guduudan, iyo dhar cas, oo ku sharraxnaan jirtay dahab, iyo dhagaxyo qaali ah, iyo luul. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub16 Waxeyna dhihi doonaan, “Hoog! Hoog hakuu ahaado magaalada weyney, adigoo gashan dhar fiican oo guduudan, laguna qurxiyay dahab, dhagax qaali ah iyo luul! Faic an caibideil |