Muujintii 18:14 - Kitaabka Quduuska Ah14 Oo midhihii naftaadu ay damacday way kaa tageen, oo waxyaalihii fiicanaa oo dhalaalayay oo dhammuna way kaa baabbe'een, oo mar dambena lama heli doono. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH14 Oo midhihii naftaadu ay damacday way kaa tageen, oo waxyaalihii fiicanaa oo dhalaalayay oo dhammuna way kaa baabbe'een, oo mar dambena lama heli doono. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub14 “Waxey dhihi doonaan, ‘Mirihii aad u xiisa qabtay wey kaa dhamaadeen. Dhamaan Raaxadaadi, iyo ammaantaadi wey baaba’een, weligoodna dib uma soo noqon doonaan.’ Faic an caibideil |