Muujintii 17:17 - Kitaabka Quduuska Ah17 Waayo, Ilaah wuxuu qalbigooda geliyey inay yeelaan fikirkiisa, oo ay isku maan ahaadaan, oo ay boqortooyadooda bahalka siiyaan ilamaa erayada Ilaah ay kaamil noqdaan. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH17 Waayo, Ilaah wuxuu qalbigooda geliyey inay yeelaan fikirkiisa, oo ay isku maan ahaadaan, oo ay boqortooyadooda bahalka siiyaan ilamaa erayada Ilaah ay kaamil noqdaan. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub17 Waayo Illaahey qorshe ayuu niyadooda geliyay, qorshe ah inuu ujeedadiisa sameeyo. Waxey ogolaan doonaan iney awoodooda siiyaan bahalka guduudan, sidaas ayaana ereyada Illaahey lagu fulin doonaa. Faic an caibideil |
Oo waxaan maqlay ninkii dharka wanaagsan qabay, oo biyaha webiga dushooda joogay, markuu gacantiisii midig iyo gacantiisii bidix samada u taagay oo ku dhaartay kan weligiis nool inay noqon doonto wakhti iyo wakhtiyo iyo wakhti badhkiis; oo markay dhammeeyaan jejebinta xoogga dadka quduuska ah ayaa waxyaalahan oo dhammu dhammaan doonaan.