Muujintii 17:12 - Kitaabka Quduuska Ah12 Oo tobankii gees oo aad aragtay waa toban boqor, oo aan weli helin boqortooyo; laakiinse intii saacad ah waxay amar la heleen bahalka sida boqorro oo kale. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH12 Oo tobankii gees oo aad aragtay waa toban boqor, oo aan weli helin boqortooyo; laakiinse intii saacad ah waxay amar la heleen bahalka sida boqorro oo kale. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub12 “Tobanka geesood aad aragtay waa toban boqor oo aan weli helin boqortooyada, laakiin hal mar ayaa waqti gaaban la siin doonaa boqortooyo si ey iskula taliyaan bahalka. Faic an caibideil |