Muujintii 16:9 - Kitaabka Quduuska Ah9 Markaasaa dadkii waxaa lagu gubay kulayl weyn, oo waxay caayeen magicii Ilaaha belaayooyinka u taliya, oo ma ay toobadkeenin inay isaga ammaanaan. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH9 Markaasaa dadkii waxaa lagu gubay kulayl weyn, oo waxay caayeen magicii Ilaaha belaayooyinka u taliya, oo ma ay toobad keenin inay isaga ammaanaan. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub9 Qof walbana kuleyl daran ayaa gubay, waxeyna inkaareen magaca Illaahey, kaasoo xukuma balaayadan oo dhan, laakiin wey diideen iney toobadkeenaan oo ey Illaahey ammaanaan. Faic an caibideil |