Muujintii 16:8 - Kitaabka Quduuska Ah8 Oo tii afraadna waxay fijaankeedii ku shubtay qorraxda; oo waxaa qorraxdii la siiyey amar ay dadka ku gubto. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH8 Oo tii afraadna waxay fijaankeedii ku shubtay qorraxda; oo waxaa qorraxdii la siiyey amar ay dadka ku gubto. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub8 Malagii afaraad ayaa baaquligiisa ku daadiyay qoraxda, qoraxdana waxaa la siiyay awood ey dadka ku gubto. Faic an caibideil |
Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii afraad, markaasaa waxaa wax lagu dhuftay qorraxda saddex meelood oo meel, iyo dayaxa saddex meelood oo meel, iyo xiddigaha saddex meelood oo meel, in saddex meelood oo meeli ay gudcur noqoto, iyo in maalinta saddex meelood oo meeli aanay iftiimin, habeenkuna uu noqdo sidaas oo kale.