Muujintii 16:21 - Kitaabka Quduuska Ah21 Oo waxaa samada ka soo daatay oo dadka ku soo dul daatay roob dhagaxyaale, oo dhagax kastaba miisaankiisu le'eg yahay talanti; markaasaa dadkii waxay Ilaah u caayeen belaayadii roob dhagaxyaalaha aawadeed, maxaa yeelay, belaayadiisu aad bay u weynayd. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH21 Oo waxaa samada ka soo daatay oo dadka ku soo dul daatay roob dhagaxyaale, oo dhagax kastaba miisaankiisu le'eg yahay talanti; markaasaa dadkii waxay Ilaah u caayeen belaayadii roob dhagaxyaalaha aawadeed, maxaa yeelay, belaayadiisu aad bay u weynayd. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub21 Cirka waxaa da’ay roob sida dhagaxyo baraf ah, dhagaxyadaas oo uu culeyskoodu u dhowaa afartan iyo shan kiiloogaraam ayaa dadka kusoo dul dhacayay. Balaayadaan darteed ayey Illaahey u inkaareen, waayo balaayadu wey darneyd. Faic an caibideil |
Oo markay ka carareen reer binu Israa'iil, intay ku sii jireen dhaadhaca Beytxooroon, ayaa Rabbigu wuxuu iyaga samada kaga soo daayay roob dhagaxyo leh oo waaweyn ilaa Caseeqaah, oo way dhinteen; oo intii roobkii dhagaxyada lahaa ku dhimatay baa ka sii badnayd intoodii reer binu Israa'iil seefta ku laayeen.