Muujintii 16:12 - Kitaabka Quduuska Ah12 Oo tii lixaadna waxay fijaankeedii ku shubtay webiga weyn oo Yufraad; oo biyihiisiina way engegeen, in jidka loo diyaariyo boqorrada ka imanaya qorrax ka soo bax. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH12 Oo tii lixaadna waxay fijaankeedii ku shubtay webiga weyn oo Yufraad; oo biyihiisiina way engegeen, in jidka loo diyaariyo boqorrada ka imanaya qorrax ka soo bax. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub12 Kadibna malagii lixaad ayaa baaquligiisi ku daadiyay webiga weyn ee Yufraad, biyihiisi ayaa guray si uu wadada ugu diyaariyo boqorka ka imaanaya Bariga. Faic an caibideil |