Muujintii 15:7 - Kitaabka Quduuska Ah7 Oo afartii xayawaan midkood ayaa wuxuu toddobadii malaa'igood siiyey toddoba fijaan oo dahab ah oo ay ka buuxdo cadhadii Ilaaha weligiis iyo weligiisba nool. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH7 Oo afartii xayawaan midkood ayaa wuxuu toddobadii malaa'igood siiyey toddoba fijaan oo dahab ah oo ay ka buuxdo cadhadii Ilaaha weligiis iyo weligiisba nool. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub7 Kadibna mid ka mid ah afarta xayawaan ayaa toddobadii malaa’ig siiyay toddobo baaquli oo ey carada Illaahey ka buuxdo, kaasoo weligiis nool. Faic an caibideil |