Muujintii 14:9 - Kitaabka Quduuska Ah9 Oo haddana waxaa soo raacday malaa'ig kale oo saddexaad, iyadoo cod weyn ku leh, Haddii nin caabudo bahalka iyo sanamkiisa, ama uu aqbalo sumad in lagaga dhigo wejiga ama gacanta, Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH9 Oo haddana waxaa soo raacday malaa'ig kale oo saddexaad, iyadoo cod weyn ku leh, Haddii nin caabudo bahalka iyo sanamkiisa, ama uu aqbalo sumad in lagaga dhigo wejiga ama gacanta, Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub9 Kadibna malagii saddexaad ayaa ka daba imaaday isaga oo cod dheer ku dhahaya, “Haddii uu qof jiro kaasoo caabuda bahalka iyo sawirkiisa oona calaamadiisa aqbalo in loogu qoro wejiga ama gacanta, Faic an caibideil |