Muujintii 14:18 - Kitaabka Quduuska Ah18 Oo haddana malaa'ig kale oo dabka xukunta ayaa waxay ka soo baxday meeshii allabariga; oo waxay cod weyn ugu dhawaaqday tii manjada afka badan haysatay iyadoo ku leh, Manjadaada afka badan soo dir, oo waxaad ururisaa canabka dhulka rucubyadiisa; maxaa yeelay, canabkii waa bislaaday. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH18 Oo haddana malaa'ig kale oo dabka xukunta ayaa waxay ka soo baxday meeshii allabariga; oo waxay cod weyn ugu dhawaaqday tii manjada afka badan haysatay iyadoo ku leh, Manjadaada afka badan soo dir, oo waxaad ururisaa canabka dhulka rucubyadiisa; maxaa yeelay, canabkii waa bislaaday. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub18 Kadibna waxaa meesha allabariga ka yimid malag kale oo leh awood uu dab wax ku burburiyo. Wuxuuna cod dheer ugu yiri malagii kale ee mindida afka leh haystay, “Canabkii aduunka wuu bislaaday ee tag oo kusoo ururi mindidaada afka leh.” Faic an caibideil |