Muujintii 14:13 - Kitaabka Quduuska Ah13 Oo haddana waxaan samada ka maqlay cod igu leh, Qor, Waxaa barakaysan kuwa hadda ka dib dhimanaya iyagoo Rabbiga rumaysan. Ruuxii wuxuu leeyahay, Haah, iyagu waa inay ka nastaan hawshoodii, waayo, waxaa iyaga la socda shuqulladoodii. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH13 Oo haddana waxaan samada ka maqlay cod igu leh, Qor, Waxaa barakaysan kuwa hadda ka dib dhimanaya iyagoo Rabbiga rumaysan. Ruuxii wuxuu leeyahay, Haah, iyagu waa inay ka nastaan hawshoodii, waayo, waxaa iyaga la socda shuqulladoodii. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub13 Kadibna waxaan samada ka maqlay cod dhahaya, “Qor hadalkan, waxaa barakeysan kuwa dhintay iyagoo Rabbiga aaminsan hadda laga bilaabo.” Ruuxa wuxuu yiri, “Haa, waa run wey barakeysanyihiin, waayo wey ka nasan doonaan shaqadooda adag oo camalladooda wanaagsan ayaa iyaga raaci doona.” Faic an caibideil |