Muujintii 13:11 - Kitaabka Quduuska Ah11 Oo haddana waxaan arkay bahal kale oo dhulka ka soo baxaya, oo wuxuu lahaa laba gees oo u eg wan geesihiis, oo wuxuu u hadlayay sidii masduulaa oo kale. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH11 Oo haddana waxaan arkay bahal kale oo dhulka ka soo baxaya, oo wuxuu lahaa laba gees oo u eg wan geesihiis, oo wuxuu u hadlayay sidii masduulaa oo kale. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub11 Kadibna waxaan arkay bahalkii labaad, isaga oo kasoo baxaya dhulka. Wuxuu lahaa laba gees sida kan wanka, laakiin wuxuu u hadlayay sida masduulaaga. Faic an caibideil |
Bahalkii aad aragtay wuu jiray, haddase ma jiro; oo wuxuu dhowaan ka soo bixi doonaa yamayska, oo wuxuu tegi doonaa halaag. Oo kuwa dhulka jooga oo aan magacooda lagu qorin kitaabka nolosha waagii dunida la aasaasay, markay bahalka arkaan waxay la yaabi doonaan siduu markii hore u jiray, oo uusan haatan u jirin, oo uu hadda ka dib u jiri doono.