Muujintii 12:8 - Kitaabka Quduuska Ah8 kamana ay adkaan, meeshoodiina mar dambe samada lagama helin. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH8 kamana ay adkaan, meeshoodiina mar dambe samada lagama helin. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub8 Masduulaagii waa laga adkaaday, isaga iyo malaa’igtiisi waxaana laga saaray samada. Faic an caibideil |
Rabbigu wuxuu leeyahay, War miyeydaan iga cabsanayn? Oo miyeydaan hortayda ku gariirayn? Waayo, anigu waxaan ahay kii cammuudda badda uga dhigay soohdinta, oo amar weligiis ah bixiyey inayan soo dhaafin, oo in kastoo ay mawjadaheedu aad u dhacaan, innaba kama ay adkaan karaan, oo in kastoo ay guuxaanna marna sooma ay dhaafi karaan.