Muujintii 12:5 - Kitaabka Quduuska Ah5 Oo waxay umushay ilmo lab; kaas oo loo xugmay inuu quruumaha oo dhan ul bir ah ku xukumo; oo ilmaheediina waxaa kor loogu qaaday xagga Ilaah iyo carshigiisa. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH5 Oo waxay umushay ilmo lab; kaas oo loo xugmay inuu quruumaha oo dhan ul bir ah ku xukumo; oo ilmaheediina waxaa kor loogu qaaday xagga Ilaah iyo carshigiisa. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub5 Waxeyna dhashay cunug wiil ah kaasoo aduunka u talin doona isaga oo isticmaalaya ul bir ah. Cunugiina waxaa kor loogu qaaday xagga Illaahey iyo carshigiisa. Faic an caibideil |