Muujintii 12:14 - Kitaabka Quduuska Ah14 Oo waxaa naagtii la siiyey laba baal oo gorgor weyn si ay uga duusho maskii ilaa meesheedii cidlada ku tiil, halkaasoo iyada lagu quudiyo wakhti, iyo wakhtiyo, iyo wakhti badhkiis. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH14 Oo waxaa naagtii la siiyey laba baal oo gorgor weyn si ay uga duusho maskii ilaa meesheedii cidlada ku tiil, halkaasoo iyada lagu quudiyo wakhti, iyo wakhtiyo, iyo wakhti badhkiis. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub14 Naagtii waxaa la siiyay laba baalal oo sida kuwa gorgor weyn ah, si ey ugu duusho oo ey u tagto halkii loo diyaariyay xagga cidlada, halkaas oo lagu daryeeli doono in muddo saddex sano iyo bar ah si uusan masku u helin. Faic an caibideil |
Oo waxaan maqlay ninkii dharka wanaagsan qabay, oo biyaha webiga dushooda joogay, markuu gacantiisii midig iyo gacantiisii bidix samada u taagay oo ku dhaartay kan weligiis nool inay noqon doonto wakhti iyo wakhtiyo iyo wakhti badhkiis; oo markay dhammeeyaan jejebinta xoogga dadka quduuska ah ayaa waxyaalahan oo dhammu dhammaan doonaan.