Muujintii 11:9 - Kitaabka Quduuska Ah9 Oo saddex maalmood iyo badh ayaa waxaa meydadkooda daawan doona dad ka yimid dadadka iyo qabiilooyinka iyo afafka iyo quruumaha; oo umana ay oggolaan doonaan in meydadkooda qabri la geliyo. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH9 Oo saddex maalmood iyo badh ayaa waxaa meydadkooda daawan doona dad ka yimid dadadka iyo qabiilooyinka iyo afafka iyo quruumaha; oo umana ay oggolaan doonaan in meydadkooda qabri la geliyo. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub9 Saddex maalmood iyo bar ayaa dadkoo dhan, qabiil walba, kuwa luuqado kala duduwan iyo quruumaha oo dhan fiirsan doonaan jirkooda, qofna looma ogolaan doono inuu soo aaso. Faic an caibideil |