Muujintii 11:4 - Kitaabka Quduuska Ah4 Oo kuwanu waa labada geed oo saytuunka ah iyo labada laambadood oo hor taagan Rabbiga dhulka. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH4 Oo kuwanu waa labada geed oo saytuunka ah iyo labada laambadood oo hor taagan Rabbiga dhulka. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub4 Labadan nebi waa labada geed ee saytuunka ah iyo labada laambadood ee hor taagan Rabbiga aduunka leh. Faic an caibideil |
Magaalada Siyoonay, sara joogso, oo wax tun, waayo, geeskaaga waxaan ka dhigi doonaa bir, oo qoobabkaagana waxaan ka dhigi doonaa naxaas, oo adna dadyow badan baad burburin doontaa oo faa'iidadooda waxaad gooni u sooci doontaa Rabbiga, oo maalkoodana waxaad gooni u sooci doontaa Sayidka adduunka oo dhan.