Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 10:8 - Kitaabka Quduuska Ah

8 Oo haddana waxaan mar kale maqlay codkii aan samada ka maqlay oo igu leh, Tag oo qaado buugga furan oo ku jira gacanta malaa'igta ku taagan badda iyo dhulka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Oo haddana waxaan mar kale maqlay codkii aan samada ka maqlay oo igu leh, Tag oo qaado buugga furan oo ku jira gacanta malaa'igta ku taagan badda iyo dhulka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Haddana codkii aan samada ka maqlay wuu ila hadlay isaga oo leh, “Tag oo ka qaad buugga uu malagii dhulka iyo badda taagnaa gacanta ku hayay isaga oo furan.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 10:8
4 Iomraidhean Croise  

Oo markaad midigta u leexataan iyo markaad bidixda u leexataanba waxaad xagga dambe ka maqli doontaan eray leh, Jidkii waa kan ee ku socda.


Oo intaan wax fiirinayay waxaan arkay gacan la ii soo diray, oo bal eeg, waxaa ku jiray qorniin duudduuban.


oo gacanteedana waxay ku haysatay buug yar oo furan. Oo cagteedii midig waxay saartay badda, teedii bidixdana waxay saartay dhulka,


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan