Muujintii 10:1 - Kitaabka Quduuska Ah1 Oo haddana waxaan arkay malaa'ig kale oo xoog weyn oo samada ka soo degaysa, iyadoo daruur huwan, madaxeedana waxaa saarnaa qaansoroobaad, wejigeeduna wuxuu u ekaa qorraxda oo kale, cagaheeduna waxay u ekaayeen tiirar dab ah, Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH1 Oo haddana waxaan arkay malaa'ig kale oo xoog weyn oo samada ka soo degaysa, iyadoo daruur huwan, madaxeedana waxaa saarnaa qaansoroobaad, wejigeeduna wuxuu u ekaa qorraxda oo kale, cagaheeduna waxay u ekaayeen tiirar dab ah, Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub1 Kadibna waxaan arkay malag weyn oo ka imaanaya samada. Waxaana ku wareegsanaa daruur, qaansaroobeed ayaana xagga madaxiisa ku taalay, wejigiisuna wuxuu u ifayay sida qorax, lugihiisuna waxey u ekaayeen tiirar dab ah. Faic an caibideil |