Muujintii 1:16 - Kitaabka Quduuska Ah16 Oo gacantiisa midigtaana wuxuu ku haystay toddoba xiddigood, oo afkiisana waxaa ka soo baxay seef soofaysan oo laba af leh, jaahiisuna wuxuu u ekaa qorraxda oo xoog u dhalaalaysa. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH16 Oo gacantiisa midigtaana wuxuu ku haystay toddoba xiddigood, oo afkiisana waxaa ka soo baxay seef soofaysan oo laba af leh, jaahiisuna wuxuu u ekaa qorraxda oo xoog u dhalaalaysa. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub16 Gacantiisa midigna wuxuu ku hayay toddobo xiddigood, afkiisana waxaa kasoo baxayay seef soofeysan oo laba af leh. Wejigiisuna wuxuu ahaa sida qorax dhalaaleysa. Faic an caibideil |