Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Matayos 9:3 - Kitaabka Quduuska Ah

3 Kolkaasaa qaar culimmada ah waxay isku yidhaahdeen, Ninkan waa caytamayaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Kolkaasaa qaar culimada ah waxay isku yidhaahdeen, Ninkan waa caytamayaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Markaas ayey qaar macalimiintii sharciga Muuse ka mid ah isku yiraahdeen, “Ninkani wuu caaytamayaa!”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Matayos 9:3
13 Iomraidhean Croise  

Kii magaca Rabbiga caaya sida xaqiiqada ah waa in la dilaa. Ururka oo dhammu hubaal waa inay isaga dhagxiyaan, oo hadduu shisheeye yahay iyo hadduu waddani yahayba, markuu magaca Rabbiga caayo waa in la dilaa.


Laakiinse qofkii gacan kibir leh gaf ku sameeyaa hadduu waddani yahay iyo hadduu shisheeye yahayba kaasu wuxuu caayay Rabbiga, oo qofkaas waa in dadkiisa laga gooyaa.


Markaasaa wadaadkii sare dharkiisii jeexjeexay isagoo leh, Wuu caytamay. Maxaynu markhaatiyaal weli ugu baahan nahay? Bal eega, haddeer waad maqasheen caytanka.


waayo, wuxuu wax u barayay sida mid amar leh oo uma uu baraynin sida culimmada.


Waad maqasheen caytanka. Maxay idinla tahay? Kulligood waxay xukumeen inuu dhimasho istaahilo.


Runtii waxaan idinku leeyahay, Bini-aadmiga waa loo cafiyi doonaa dembiyadii oo dhan iyo caydii ay ku caytamaan;


laakiin ku alla kii caaya Ruuxa Quduuska ah, weligiis cafiga heli maayo, laakiin wuxuu eed u leeyahay dembi weligiis ah;


Waayo, waxan weeye waxa qalbiga dadka gudihiisa ka soo baxa fikirrada shar leh, iyo galmada xaaraanta ah, iyo tuuganimada, iyo dilidda,


Markaasaa culimmadii iyo Farrisiintii waxay bilaabeen inay fikiraan iyagoo leh, Ayuu yahay kan caytamayaa? Ayaa dembiyo cafiyi kara Ilaah keliya maahee?


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan