Matayos 26:3 - Kitaabka Quduuska Ah3 Markaasaa wadaaddadii sare iyo waayeelladii dadka waxay isku urursadeen barxadda wadaadkii sare oo Kayafas la odhan jiray. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH3 Markaasaa wadaaddadii sare iyo waayeelladii dadka waxay isku urursadeen barxadda wadaadkii sare oo Kayafas la odhan jiray. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub3 Isla waqtigaas gudoomiyayaasha wadaaddada iyo odayaasha ayaa ku kulmayay guriga Kayafas oo ahaa wadaadkii sare, Faic an caibideil |
Laakiinse haddaad i maqli weydaan inaad maalinta sabtida quduus ka dhigtaan, iyo inaydaan maalinta sabtida rar qaadin markaad irdaha Yeruusaalem soo gelaysaan, markaas anigu dab baan ku sii dayn doonaa irdaheeda, oo isna wuxuu baabbi'in doonaa daaraha waaweyn oo Yeruusaalem, oo innaba lama demin doono.