Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 9:8 - Kitaabka Quduuska Ah

8 Dhaqsiba goortii ay hareerahooda fiiriyeen, mar dambe ma ay arkin cid kale oo iyaga la joogta Ciise keliya maahee.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Dhaqsiba goortii ay hareerahooda fiiriyeen, mar dambe ma ay arkin cid kale oo iyaga la joogta Ciise keliya maahee.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

8 Kolkey kufiriyen ghaflad barbar walba, maayan arkin ghofna Yesu mahee olajogey keli.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Isla markiiba xertii markey hareerahooda fiiriyeen qofna ma arkin waxaan Ciise ka ahayn.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 9:8
6 Iomraidhean Croise  

Kolkaasaa waxaa timid daruur oo iyaga hadhaynaysa, daruurtiina waxaa ka yimid cod leh, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay ee maqla isaga.


Markay buurta ka soo degayeen, wuxuu ku amray inaanay ninna u sheegin waxay arkeen intaanu Wiilkii Aadanahu kuwii dhintay ka soo sara kicin.


Markaasaa indhahoodu furmeen, oo isagay garteen, wuuna ka libdhay.


Goortii codkii ahaaday Ciise keliya ayaa la arkay; markaasay iska aamuseen, oo maalmahaas ninna uma ay sheegin wixii ay arkeen.


Taasuna waxay dhacday saddex goor; markiibana weelkii waa loo qaaday samada.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan