Markos 9:7 - Kitaabka Quduuska Ah7 Kolkaasaa waxaa timid daruur oo iyaga hadhaynaysa, daruurtiina waxaa ka yimid cod leh, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay ee maqla isaga. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH7 Kolkaasaa waxaa timid daruur oo iyaga hadhaynaysa, daruurtiina waxaa ka yimid cod leh, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay ee maqla isaga. Faic an caibideilMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)7 Waẖa timid darur, waẖay gelisey hos, waẖa kasobeẖey o̱d darurti: Kan wa Wil keyga an je̱lahay, maghla asaga. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub7 Waxaana soo muuqatay daruur oo iyagoo dhan wada qarisay, markaas ayaa cod ka yimid daruurtii oo yiri, “Kani waa Wiilkeyga aan jeclahay, dhageysta isaga!” Faic an caibideil |