Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 9:5 - Kitaabka Quduuska Ah

5 Markaasaa Butros la hadlay oo Ciise ku yidhi, Macallimow, waxaa inoo wanaagsan inaynu halkan joogno. Saddex waab aannu ka dhisno, mid adaan kuu dhisaynaa, midna Muuse, midna Eliyaas.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Markaasaa Butros la hadlay oo Ciise ku yidhi, Macallimow, waxaa inoo wanaagsan inaynu halkan joogno. Saddex waab aannu ka dhisno, mid adaan kuu dhisaynaa, midna Muuse, midna Eliyaas.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

5 Petro wa jawabey, waẖu kuyiri Yesu: Maa̱lin, waẖa fia̱n inan jogno inta; on kaḋisno sedaẖ bul, midko adiga, midko Muse midkona Eliya.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Markaas ayuu Butros Ciise ku yiri, “Macalinow, wey wanaagsan tahay inaan halkan sii joogno. Haddaba waxaan halkan ku dhisaynaa saddex teendho mid adiga ayaa leh, midna Muuse midna Eliyaas.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 9:5
15 Iomraidhean Croise  

Waayo, maalin barxadahaaga la joogo way ka sii wanaagsan tahay kun maalmood oo kale. Intaan teendhooyinka sharka joogi lahaa, Waxaan ka sii jeclaan lahaa inaan guriga Ilaah iridjooge u ahaado.


Markaasaa Butros u jawaabay oo wuxuu Ciise ku yidhi, Sayidow, waxaa inoo wanaagsan inaynu halkan joogno. Haddaad doonayso saddex waab ayaan halkan ka dhisayaa, mid adaan kuu dhisayaa, midna Muuse, midna Eliyaas.


iyo salaanta suuqa, iyo in dadku ugu yeedhaan, Macallin.


Laakiin yaan laydiinku yeedhin, Macallin, waayo, mid baa macallinkiinna ah, idinkuna kulli walaalo baad tihiin.


Markaasaa waxaa iyaga u muuqday Eliyaas iyo Muuseba, waxayna la hadlayeen Ciise.


Waayo, ma uu garanaynin wuxuu ku jawaabo, maxaa yeelay, aad bay u baqeen.


Kolkay ka tegayeen waxaa dhacay in Butros ku yidhi Ciise, Macallimow, waxaa inoo wanaagsan inaynu halkan joogno, haddaba saddex waab aannu ka dhisno, mid adaan ku dhisaynaa, midna Muuse, midna Eliyaas, waayo, ma uu garanaynin wuxuu leeyahay.


Kolkaasay xertiisii baryeen iyagoo leh, Macallimow, wax cun.


Laakiinse anigu labada dhexdoodaan ku dhibtoonayaa, oo waxaan jeclahay inaan tago oo Masiixa la joogo, waayo, taasu aad bay iigu roon tahay,


Gacaliyayaalow, imminka waxaynu nahay carruurta Ilaah; oo weli waxaynu noqon doonno lama muujin, laakiin waxaynu og nahay in goortuu muuqdo aynu noqon doonno sidiisa oo kale, waayo, waynu arki doonnaa isaga siduu yahay.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan