Markos 9:1 - Kitaabka Quduuska Ah1 Wuxuu iyaga ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Kuwa halkan taagan qaarkood sinaba dhimasho uma dhadhamin doonaan ilaa ay arkaan boqortooyada Ilaah oo xoog ku imanaysa. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH1 Wuxuu iyaga ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Kuwa halkan taagan qaarkood sinaba dhimasho uma dhadhamin doonaan ilaa ay arkaan boqortooyada Ilaah oo xoog ku imanaysa. Faic an caibideilMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)1 Waẖu kuyiri: Amin waẖan idinleyahay: Kuwan inta jogan gharkodha ma arkayin ḋimasha intey kaarkayan suldanimadi Ilahey, okuimaneyso ẖog. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub1 Ciise wuxuu kale oo iyaga ku yiri, “Runtii waxaan idin ku leeyehay, qaar idin ka mid ah oo halkan taagan dhimashada ma arki doonaan illaa inta eysan arkin boqortooyada Illaahey oo xoog ku imaaneysa.” Faic an caibideil |