Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 8:8 - Kitaabka Quduuska Ah

8 Markaasay cuneen oo dhergeen; kolkaasay soo ururiyeen toddoba dambiilood oo ka buuxa jajabkii hadhay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Markaasay cuneen oo dhergeen; kolkaasay soo ururiyeen toddoba dambiilood oo ka buuxa jajabkii hadhay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

8 Way u̱nen, oyḋergen, waẖay ghaden hambadi todoba dembila.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Dadkii oo dhan wey cuneen weyna dhargeen. Kadibna xertii waxey soo ururiyeen toddoba dambiil oo jabab la soo reebay ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 8:8
16 Iomraidhean Croise  

Gacantaadaad furtaa, Oo waxaad dherjisaa wax kasta oo nool.


Dhammaantood way wada cuneen oo ka dhergeen, oo waxay soo gureen jajabkii hadhay oo laba iyo toban dambiilood ka buuxa.


Dhammaantood way wada cuneen oo dhergeen, oo waxay soo ururiyeen toddoba dambiilood oo ka buuxa jajabkii hadhay.


Ama toddobadii kibsood oo afartii kun cuntay iyo intii dambiilood oo aad ka soo ururiseen?


Kuwii cunayna waxay ku dhowaayeen afar kun, markaasuu diray.


Kuwii gaajaysnaa ayuu wax wanaagsan ka dhergiyey, Kuwii hodanka ahaana iyagoo madhan ayuu diray.


Ha u shaqaynina cuntada hallaabaysa, laakiin u shaqeeya cuntada sii jiraysa ilaa nolosha weligeed ah ee Wiilka Aadanahu idin siin doono, waayo, isaga Aabbaha Ilaaha ah ayaa caddeeyey.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan