Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 8:3 - Kitaabka Quduuska Ah

3 Haddii aan guryahooda u diro, iyagoo sooman, jidkay ku itaalbeeli doonaan, waayo, qaarkood waxay ka yimaadeen meel fog.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Haddii aan guryahooda u diro, iyagoo sooman, jidkay ku itaalbeeli doonaan, waayo, qaarkood waxay ka yimaadeen meel fog.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 Hadan ladardarmo ayaka osoman ha ukae̱ne gurya hodha, waẖay kuḋimanayan jidka, sababti ghar kodha waẖay kaimaden mel fog.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Haddaan cunto la’aan dirana qaarkood jidka ayey ku dhacayaan waayo meel fog ayey ka yimaadeen.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 8:3
6 Iomraidhean Croise  

Laakiinse kuwa Rabbiga isku halleeyaa xoog cusub bay heli doonaan. Way ordi doonaan, mana ay daali doonaan, oo way socon doonaan, mana ay itaal darnaan doonaan.


Dadka badan ayaan u naxariisanayaa, waayo, durba saddex maalmood ayay ila joogeen, oo waxay cunaanna ma haystaan.


Kolkaasaa xertiisii u jawaabtay, oo waxay ku yidhaahdeen, Meeshan cidlada ah xaggee looga heli karaa kibis dadkanu ka dhergaan?


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan