Markos 7:5 - Kitaabka Quduuska Ah5 Markaasaa Farrisiintii iyo culimmadii weyddiiyeen oo waxay ku yidhaahdeen, Xertaadii maxay ugu socon waayeen xeerkii waayeellada, waxayse wax ku cunaan gacmo nijaasaysan? Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH5 Markaasaa Farrisiintii iyo culimadii weyddiiyeen oo waxay ku yidhaahdeen, Xertaadii maxay ugu socon waayeen xeerkii waayeellada, waxayse wax ku cunaan gacmo nijaasaysan? Faic an caibideilMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)5 Sa farisayalka iyo kuwi fartayaghan waẖay warsaden. Maẖay asaẖab tadha ugusoo̱n weydey amaryadi dugheyda, waẖayse kuu̱nan kibista gaa̱ma nijasa ah? Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub5 Markaas ayaa Farrisiintii iyo macalimiintii sharciga Muuse weydiiyeen Ciise, “Xertaadu maxaysan u ilaalin dhaqanka odayaasha, waayo gacmahooda wasaq leh oo aan la dhaqin ayey wax ku cunaan?” Faic an caibideil |