Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 7:12 - Kitaabka Quduuska Ah

12 idinku uma daysaan mar dambe inuu aabbihii iyo hooyadii wax u sameeyo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 idinku uma daysaan mar dambe inuu aabbihii iyo hooyadii wax u sameeyo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

12 hadana uma dayneysan inu usubiyo waẖ aba hisa ama habar tisa;

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Kadibna mar dambe uma ogolaanaysaan inuu waalidkiis caawiyo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 7:12
2 Iomraidhean Croise  

Laakiin waxaad leedihiin, Haddii nin aabbihii iyo hooyadii ku yidhaahdo, Wixii aan idiin tari lahaa oo dhan waa Qurbaan, waxa weeye, Waa sadaqad aan Ilaah siiyey;


Ereygii Ilaah ayaad ku buriseen xeerkiinna aad bixiseen, oo wax badan oo kuwan oo kale ah ayaad samaysaan.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan