Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 7:1 - Kitaabka Quduuska Ah

1 Kolkaasaa waxaa u soo urureen Farrisiintii iyo qaar culimmo ah oo Yeruusaalem ka yimid.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Kolkaasaa waxaa u soo urureen Farrisiintii iyo qaar culimo ah oo Yeruusaalem ka yimid.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Waẖa usoaruren farisayalka iyo kuwi fartayaghan ghar kodha, okasobaẖen Yerusalem.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Haddaba qaar ka mid ah Farrisiintii iyo macalimiintii sharciga Muuse oo ka yimid Yeruusaalem ayaa ku soo ag ururay Ciise,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 7:1
5 Iomraidhean Croise  

Culimmadii Yeruusaalem ka soo degeenna waxay yidhaahdeen, Wuxuu qabaa Be'elsebul, oo madaxda jinniyada ayuu jinniyada ku saaraa.


Goortaasay arkeen xertiisii qaarkooda oo kibis ku cunaya gacmo nijaasaysan, waxa weeye gacmo aan dhaqnayn.


Maalmahaas middood waxaa dhacay inuu wax barayay, oo halkaasna waxaa ag fadhiyey qaar Farrisiinta iyo macallimiintii sharciga ah oo ka yimid magaalo walba oo Galili iyo Yahuudiya iyo Yeruusaalem; xoogga Rabbiguna waa la jiray isaga si uu u bogsiiyo kuwa buka.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan