Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 4:4 - Kitaabka Quduuska Ah

4 Intuu beerayay qaar baa jidka geestiisa ku dhacay, kolkaasaa shimbirro yimaadeen oo cuneen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Intuu beerayay qaar baa jidka geestiisa ku dhacay, kolkaasaa shimbirro yimaadeen oo cuneen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

4 Gortu aburayey, ghar waẖay kuḋae̱n jidka, shimbira imaden ou̱nen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Markii uu beerayay, abuurkii qaar ayaa ku dhacay jidka agtiisa, oo shimbirrihii ayaa cuneen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 4:4
8 Iomraidhean Croise  

Haad baana hilibkii ku soo degtay, laakiinse Aabraam baa ka eryay.


Mid kasta oo hadalka boqortooyada maqla oo aan garan, waxaa u yimaada kan sharka leh oo ka dhifta wixii qalbigiisa lagu beeray. Waa kan kii jidka geestiisa lagu beeray.


oo intuu beerayay qaar baa jidka geestiisa ku dhacay. Kolkaasaa shimbirro yimaadeen oo cuneen.


Waa kuwan kuwii jidka yiil meeshii hadalka lagu beeray, oo goortay maqlaan, Shayddaan baa kolkiiba yimaada oo ka qaada hadalkii lagu beeray iyaga.


Dhegaysta, waxaa baxay beerrey inuu wax beero.


Qaar kalena waxay ku dhaceen dhul dhagax ah oo aan carro badan lahayn; kolkiiba way soo baxeen, waayo, carradu hoos uma dheerayn,


Kuwii jidka yiil waa kuwa maqla, markaasaa Ibliisku yimaadaa, oo hadalka ayuu qalbigooda ka qaadaa, si aanay u rumaysan oo aanay u badbaadin.


Beerrey baa baxay inuu abuurkiisa beero, oo intuu beerayay, qaar baa jidka geestiisa ku dhacay, oo waa lagu tuntay, oo shimbirrihii cirka ayaa cunay.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan