Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 4:10 - Kitaabka Quduuska Ah

10 Goortuu keligiis ahaa kuwii la joogay iyo laba-iyo-tobankii wax bay masaalladii ka weyddiiyeen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 Goortuu keligiis ahaa kuwii la joogay iyo laba-iyo-tobankii wax bay masaalladii ka weyddiiyeen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

10 Kolku aha keligis, kuwi lajogen iyo laba iyo tobanki waẖay warsaden ma̱nahi mahmah dan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Markii dadkii badnaa ka tageen ayaa laba iyo tobankii xertiisa ahaa iyo kuwa kale oo la jiray isaga weydiiyeen wax ku saabsan tusaalihii.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 4:10
9 Iomraidhean Croise  

Kii kuwa caqliga leh la socdaa, caqli buu yeelan doonaa, Laakiinse kii nacasyada raacaa waa baabbi'i doonaa.


Markaasuu wax badan masaallo ugu sheegay isagoo leh, Beerrey baa baxay inuu wax beero,


Markaasuu dadkii badnaa ka tegey oo guriga galay. Xertiisii ayaa u timid oo waxay ku yidhaahdeen, Noo caddee masaalkii gocondhadii beerta.


Kolkaasuu ku yidhi, Idinka waa laydin siiyaa inaad waxa qarsoon ee boqortooyada Ilaah garataan, laakiin kuwa dibadda jooga wax walba waxaa loogu sheegaa masaallo,


Laakiin masaalla'aan kulama uu hadlin, oo markay keligood ahaayeen ayuu wax walba xertiisii u fasiray.


Oo wuxuu ku yidhi, Kan dhego wax lagu maqlo lahu ha maqlo.


Markuu dadka ka tegey oo guri galay ayaa xertiisii masaalladii wax ka weyddiisay.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan