Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 3:6 - Kitaabka Quduuska Ah

6 Markaasaa Farrisiintu baxeen, oo markiiba waxay kala tashadeen Herodosiintii si ay u dilaan isaga.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Markaasaa Farrisiintu baxeen, oo markiiba waxay kala tashadeen Herodosiintii si ay u dilaan isaga.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

6 Markiba way beẖen farisayalka oykulashauren dadki Herode sidey uḋumiyan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Markaas ayey Farrisiintii tageen oo la qorsheeyeen dadkii boqor Herodos raacsanaa sidii ey Ciise u dili lahaayeen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 3:6
10 Iomraidhean Croise  

Laakiin Farrisiintu waa baxeen, oo waxay ka wada hadleen si ay u dilaan.


Waxay xertoodii ula soo direen Herodosiinta, oo waxay ku yidhaahdeen, Macallimow, waannu og nahay inaad run tahay, oo aad dadka jidka Ilaah run ku bartid, oo aanad ninna u eexan, waayo, dadka wejigooda ma eegtid.


Waxay u soo direen Farrisiinta iyo Herodosiinta qaarkood si ay hadalkiisa ugu qabtaan.


Markaasuu wuxuu ku amray, oo ku yidhi, Iska eega oo iska jira khamiirka Farrisiinta iyo khamiirka Herodos.


Markaasaa wadaaddadii sare iyo culimmadii waxay dooneen si ay u dilaan isaga, waayo, dadka ayay ka baqeen.


Markaasay aad u cadhoodeen, oo waxay ka wada hadleen waxay Ciise ku samayn lahaayeen.


Haddaba maalintaas wixii ka dambeeyey waxay ku tashadeen inay dilaan.


kii Ruuxa Quduuska ah kaga hadlay afkii awowahayo Daa'uud oo ahaa midiidinkaagii oo yidhi, Quruumuhu maxay u cadhoodeen, Dadkuna maxay ugu fikireen wax aan waxba ahayn?


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan