Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 3:1 - Kitaabka Quduuska Ah

1 Kol dambe wuxuu galay sunagogga; halkaasna waxaa joogay nin gacan engegan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Kol dambe wuxuu galay sunagogga; halkaasna waxaa joogay nin gacan engegan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Waẖu galey hadana sunaguga, waẖa jogey ẖagas ninko gaa̱nta nafa ka ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Mar kale ayuu Ciise tagay sunagogga, halkaasna waxaa joogay nin gacanta curyaan ka ahaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 3:1
7 Iomraidhean Croise  

Oo markii boqorkii maqlay hadalkii ninka Ilaah uu ku qayliyey ee ka geesta ahaa meeshii allabariga oo Beytel ku tiil ayuu Yaaraabcaam gacanta ka soo fidiyey meeshii allabariga oo wuxuu yidhi, War ninka qabta. Oo gacantii uu isaga ku fidiyeyna way qallashay, mar dambena wuu soo laabi kari waayay.


Markaasay Kafarna'um galeen, oo markiiba sabtida wuxuu galay sunagogga oo dadka wax baray.


Wuxuu galay sunagogyadoodii Galili ku yiil oo dhan; dadkana ayuu ka wacdiyey, jinniyadiina ayuu dadka ka saaray.


Sidaa darteed Wiilka Aadanahu waa sayidka sabtida.


Meelahaas waxaa jiifay dad badan oo buka oo indha la' oo laxaad la' oo curyaan ah. Waxay sugayeen biyuhu inay dhaqaaqaan.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan